Madaxweyne Farmaajo ma fulin doonaa hal arin uu kahor taagnaa Baasaboorka Mareykanka?

Had dheer iyo had dhow, ma aheyn mid la hilaadiyo, siyaasi soomaali ah, inuu ka tanaasulo dhalashada uu ka heysto dhul kaloo shisheeye. Albaabka uu furay  madaxweyne Farmaajo, waxaa si dareen leh usoo dhoweeyay dadka Soomaaliyeed ee dowladnimada jacel!, iyagoo qaati iyo quus ka taagnaa siyaasiyiinta dhalashooyinka ka heysta dalalka ajnabiga ah, kuwaasoo xil iyo … Continue reading Madaxweyne Farmaajo ma fulin doonaa hal arin uu kahor taagnaa Baasaboorka Mareykanka?